Monthly Archives: August 2016

MUNAASIBAD BALAARAN OO XARIGA LOOGA JARAAYAY XAFIISKA DALADA DHALINYARADA GOBOKA KARKAAR [KEYNET] AYA LAGU QABTAY MAGALADA QARDHO

IMG_20160831_102358

Munaasibadan Xariga Looga Jaraayay Xafisak Dalada Dhalinyarada Gobolka Karkaar Aya ahayd mid ay so qaban qaabiyeen ururda dhalinyarad gobolka . waxana kaso qayb maamulka gobolka karkaar kan degmada qardho waxgarad dhalinyaro haween culumo ganacsato iyo ururrada ka jira degmada qardho iyo gobolka karkaar w munaasibada ka hadlaaxana hadalo kaso jeediyay masuuliyiinti kaso qayb gashay dhamaantood ugu horayn waxa munaasibada daahfuray ...

Read More »

MARAYKANKA AYA SHEGAY IN UU DIYAARADIISA DAGAALKA AY DILEEN MADAX SAR SARE EE KA TIRSAN URURKA ISIS EE SYRIA

download

Maraykan aya duqaymo culus ku qaaday  deegaanka Waqooyi bari ka xiga magaalada Aleppo waxana la shegaya in  dagaalo culus ka socdaan. Al Adnani ayaa   kamid  abaanduulayaasha muhiimka ah ee kooxda ISIS ee wadanka Siiriya. Warbaahinta ku hadasha afka kooxda Daacish iyo baraha enternetka ayaa lagu shaacisay in hogaamiyahaasi uu ku dhintay duqeyn dhanka cirka ah xili uu ku jiray dagaalka ...

Read More »

WASIIRKA DASTUURKA DOWLADA PUNTLAND AYA GAROOWE KULA KULMMAY AGAASIMAHA CUSUB EE HAYADA UNDB SOOMALIA

14102517_767819166692752_314493627380365201_n1

Ali Ciise oog wasiirka Dastuurka Arimaha Federaalka Dimuqradiyada Dowlada Puntland aya Magalada Garoowe ee Casumada Puntland ku Qaabilay Wafdi u Hogaaminayo  Agaasimaha Cusub ee Ha.ayada UNDB Usoo magacowday Somaalia helen clark iyo Qaarka ka Mid ah Saraakiisha Xafiiska puntland. Kulankoodi ka dib Warbixin kaso baxay Wasaarada dastuurka aya lagu Shegay in ay isla Qaatay in la Fuliyo Mashruuc muhiim iyo sidii ...

Read More »

PUNTLAND OO SHAACISAY DADKII KA MALEEGAY QARAXII KA DHACAY GAALKACYO

n2

Madaxtooyadda Puntland ayaa warbaahinta soo gaarsiisay qoraal ay ku baahisay dadkii ka dambeeyey Qaraxii dhowaan ka dhacay magaalada Galkacyo. Qoraalka Madaxtooyaddu soo saartay ayaa u qornaa sidan: Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan hay’adaha amniga ee Puntland in ay soo qabqabtaan dhagar qabayaasha kooxda alshabaab ee geystey falkii bahalnimo ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo 21 Agoosto, 2016-ka. Falkaas oo ay naftooda ku ...

Read More »

Qarax xoogan oo ka dhacay Hotel ku dhaw Madaxtoyada Villa Somalia -SAWIRO

2-29

30.08.2016 (udugland.com) Faah Faahino Dheeraad aha ayaa ka soo baxaya qasaarihii ka dhashay Qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari nooca xamuulka qaada ah oo maanta ka dhacay Meel Aan sidaasi uga fogeeyn madaxtooyada Somalia. Qaraxa ayaa waxaa la la damacsanaa Hoteelka SYL oo ku dhagan madaxtooyada Somalia oo ay ku shirsanaayeen masuuliyiin katirsan dowlada Somalia. Warar kala duwan ayaa ...

Read More »

Talyaaniga oo soo badbaadiyey 6,500 oo qof oo Tahriib ku socdey -SAWIRO

tahriib

30.08.2016 (udugland.com) Hay’adda ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa sheegtey in maalintii shalay ee Isniinta ay badaadiyeen 6,500 oo qof, kadib ugu yaraan 40 hawlgal oo ka dhacay banaanka xeebaha dalka Liibya. Dadka la badbaadiyey waxaa kamid ah ilmo yar oo jira 5 bilood iyo caruur kale oo aad u yar-yar, kuwaas oo lagu qaadey diyaarad lana geeyey isbitaal ku yaala Talyaaniga, ...

Read More »

GALMUDUG OO EEDEYN U JEEDISAY DOWLADA PUNTLAND

Wasiirada

29.08.2016-udugland.com Shir ay maanta isugu yimaadeen gollaha Wasiiradda Maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay in maamulkoodu dhowrayo islamarkaana uu ku taagan yahay heshiiskii Gaalkacyo lagu kala saxiixdey 2015, Iyadoona taas bedelkeeda ay ku eedeeyeen Puntland inay ka fuli wayday inta ka dhiman heshiiskaas. Sidoo kale Galmudug ayaa ku eedaysay go’aan Puntand ay dhawaan soo saartey oo ku aadan gawaarida xamuulka ee ...

Read More »

Maamulka Jaamacadda Himilo oo Waxbarashada Sare gaarsiiyey Magaalada Jowhar

Jaamacadda_Himilo_Jowhar-21-100x100

Maamulka ugu sareeyo Jaamacadda Himilo oo ka mid ah Jaamacaddaha ku yaalo Magaalada Muqdisho ayaa booqasho ku tagay Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeelaha dhexe,waxa ayna gaarsiiyeen Waxbarashada Sare iyaga oo la kulmay qeybaha kala duwan ee Bulshada Jowhar. C/kariin Aadan Fagaase Gudoomiye ku xigeenka Jaamacadda Himilo ayaa ka warbixiyey Safarka ay ku gaareen Magaalada Jowhar ”waxaa noo Qorsheysan   in ...

Read More »

C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha dalka soomalia ayaa walaac ka muujiyay in xilligan Bankiga Dhexe dowlada lagalabaxao lago iyado doorashadi dalka ay ka harsan tahay waxyar.

FILE - In this file photo of  Thursday March, 17, 2011 security forces stand guard near the gate of the Somali central bank in Mogadishu Somalia. Politicians are returning from Arab nations with briefcases of cash, and a new report and an Associated Press investigation found that $80 million given to government officials that could have been used to fight terrorism, piracy or hunger is missing.    The large cash payments are fueling Somalia's 20-year-civil war by encouraging politicians to hang onto power while paying little attention to crucial needs. A lack of attention to government functions may also be hindering the fight against an al-Qaida-linked Islamic insurgency, officials say. (AP Photo/Farah Abdi Warsameh) )

musharaxan ayaa ku tilmaamay Halis Qaran in Bankiga Dhexe la dhaco, isla markaana dolar been abuur ah la soo geliyo, isagoo ku baaqay in baaritaan madax banaan lagu sameeyo. Waa Halis Qaran in Bangigii Dhexe la dhaco doolar been abuur ahna la soo geliyo, waxaan dalbanaynaa in lagu sameeyo baaritaan madaxbanaan oo ku aadan qadarka lacagta, waxa ku soo beegay ...

Read More »

MADAXWAYNE ABDI WALI MAXAMED ALI GAAS DALKA TURKIGA KULAMO KULA QAATAY MADAXDA DALKAASI

unnamed-1-1

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga magaalada Bursa ee dalka Turkiga ee aynu walaalaha nahay ayaa waxaa uu masuuliyiinta wasaaradaha waxbarashada iyo shaqaalaha ee dalkaasi kulamo kula qaatay xarumaha Wasaaradahaasi. Madaxweyanaha ayaa kala hadlay masuuliyiintaasi sii xoojinta xiriirka dhinaca waxbarashada iyo tababarrada shaqaalaha ee dawladda Puntland iyo dawladda Turkiga, isla mar ahaantaana Madaxweynuhu ...

Read More »