Monthly Archives: September 2016

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay dilkii Marxuum Gen. Goobaale

cumar_baarlamaanka1

(18.09.2o16-udugland.com):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa ka hadlay weerarkii  lagu dilay Taliyihii Guutada saddexaad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Jen, Maxamed Rooble Jimcaale oo loo yaqaanay Goobaale. Wuxuna Tacsi u direy qoyskii uu ka baxay Marxuum iyo guud ahaan Ciidamadda Xoogga dalka oo ka tirsanaa Marxuumku. Ra’iisul Wasaaraha waxa uu MARXUUMKA ku tilmaamay ...

Read More »

MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO SAAKA KORMEER KEDIS AH KU TEGEY XARUMAHA DOWLADA

img_7453

  Garoowe (17.09.2016-udugland.com):-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 September, 2016 kormeer aan caadi ahayn ku tegey qaybo ka mid ah Wasaaradaha iyo hay’adaha madaxa bannaan ee dawladda Puntland. Wasaaradihii uu saaka Madaxweynuhu kormeerkiisa ku kala bixiyey ayaa waxaa ka mid ahaa Wasaaradda Qorshaynta iyo xiriirka Caalamiga ah, Wasaaradda Beeraha iyo waraabka, Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha ...

Read More »

CIIDAMADA DOWLADA IYO AL-SHABAAB OO ISKU BAD-BADALAY GACAN KU HEYNTA DEGMADA CEEL-WAAQ

ceelwaaq1

ceel-waaq (15.09.2016-udugland.com):-Wararka naga soo gaaraya Degmada Ceel-Waaq Ee Gobolka Gedo Ayaa waxa ay sheegayaan in Shalay Galinkii Dambe Al-Shabaab ay la wareegeen gacan ku heeynta degmadaasi. Al-Shabaab ayaa dagaal kula wareegay deegaankaasi Waxaana la sheegay in Ciidamada Dowlada Ay isga baxeen Degmadaasi isla shalay Galinkii Dambe. Al-Shabaab Ayaa Gudaha u galay Degmadaasi Ceel-Waaq Ee Gobolka Gedo waxaana ay halkaasi ku ...

Read More »

BOSASO JAMACADA BARIGA AFRIKA OO IMTIXAAN KA QAADAY ARDAY CUSUB

s2

  Bosaso (15.09.2016-udugland.com):- Jaamacadda Bariga Afrika Faraceeda magaalada Bosaaso ayaa saaka intaxaanka aqbalaada ka qaaday ardayda Sanadkan iska diwaangelisey waxbarashada sare ee Jamacada Bariga Afrika. Madaxa imtixaanaadka Jaamacadda Bariga afrika Shiikh Axmed Yuusuf Garaase ayaa sheegay, in ardayda intaxaanka ka gudubta ay  geli doonaan kuliyadaha kalla duwan ee jaamacda Baraiga Afrika iyadoona  Jaamacadu soo kordhisey Kuliyado kala duwan  sanad waxbarsheedkan ...

Read More »

MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND OO SI DIIRRAN LOOGU SOO DHOWEEYEY MAGAALADA GAROOWE

img_7125

Garoowe (15.09.2016-udugland.com) Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigii ballaarnaa ee  uu hoggaaminayey ee Puntland uga qayb gelayey shirkii Madasha wadatashiga qaran ee dhowaan kusoo xirmay magaalada Muqdisho ayaa maanta 15 September, 2016-ka soo gaarey magaalada Garoowe ee caasimadda dawladda Puntland. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Konoko kusoo  dhoweeyey guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Puntland ...

Read More »

MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO JOWHAR KA FURAY SHIRKA MAAMUL U SAMEEYNTA SH/DHEXE&HIIRAAN

shirka-jowhar-11

 Jowhar (15.09.2015-udugland.com)  Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Jowhar Ee Xarunta Gobolka Sh/Dhexe Ayaa halkaasi ka daahfuray Shirka Maamul u sameeynta Gobolada Sh/Dhexe iyo Hiiraan. Madaxweyne Xasan Sheekh Ayaa Qodbad Dheer uu u jeediyay odoyaasha dhaqanka ee shirka ka qeeybgalaya ugu baaqay in ay fududeeyaan dhameeystirka shirkaasi o muddo hakad ku jiray. Xasan Sheekh Ayaa odoyaasha u sheegay ...

Read More »

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO GAARAY JOWHAR

xasan-sheekh-jowhar

Jawhar(15.09.2016-udugland.com) Madaxweynaha dowlada Federaalka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Goordhow Gaaraya Magaalada Jowhar Ee Xarunta Gobolka Sh/Dhexe. Diyaaradii Siday Madaxweynaha Somalia ayaa hadda Ka dagatay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Jowhar. Madaxweynaha ayaa furi Doono Wajiga labaad ee Shirka Maamul u sameeynta Gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe . Sidoo kale Madaxweynaha ayaa Goobjoog ka noqon Doono Soo Bandhigista Xildhibaanada uu yeelanayo Maamulka ...

Read More »

Dadweynaha Caasimadda Garowe oo u Dabaaldgay Munaasabadda Ciidul-Adxa+Sawiro

5i2a3485

  (12.09.2016-udugland.com) Qaar ka mid ah Madaxda dowladda iyo Dadweynaha ku dhaqan caasimadda Puntland ayaa saaka salaada ciidul-adxa ku tukaday garoonka kubadda Cagta ee garoowe casumada dawlada puntland. Waxaa salaada ciida ka soo qaybgalay wasiirka waxbarashada iyo tacliinta Sare Abshir Aw-yuusuf ciise, Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faroweyne, Duqa Degmadda Caasimadda Xasan Maxamed Ciise Goodir, taliyaha ciidamadda difaaca Gen siciid ...

Read More »

Magaalada Bosaso oo si weyn looga dabaal degay munaasabadda Ciidul-Adxa-Sawiro

hhhhhhhh

  (12.09.2016-udugland.com) Magaalada Bosaso ee Puntland-Soomalaiya ayaa si weyn looga dabaal degay munaasabadda ciidul-Adxa oo maanta ku beegan. Kadib marii saakay uu beryay waaga, isla markaana masaajidada hal mar laga wada bilaaway takbiirta ayaa waxaa wadooyinka waaweyn ee magaalada is qabsaday dadweyne farabadan oo aad u labisan , isla markaana wajiyadooda ka muuqday farxad iyo reereen. Ammaanka magaalada ayaa si ...

Read More »