Monthly Archives: October 2016

WASIIRKA WAXBARASHADA DOWLADA PUNTLAND AYA GARAY MAGALADA KALA BAYR EE GOBOLKA BARI

img_1240

WASIIRKA WAXBARASHADA IYO TACLIINTA SARE IYO WAFDI UU HOGAAMINAYO oo kormer ku marayay deganada gobolka bari aya so garay magalada  kalabayr ee gobolka bari waxana kulamo la qaaten maamulka magalada odayaal waxgarad dhalinyaro mamulka iskoolka iyo macakiniin. wasiirka aya rer kalabayr ku amanay schoolka qaybo ka mid ah ay ku darsadeen waxana uu balan qaaday in uu wixi ka dhiman filindoooona. ...

Read More »

MADAXWEYNAHA DOWLADA PUNTLAND IYO WAFTI UU HOGAAMINAYO OO U DHOOFAY DUBAI

img010gg

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta 29 October, 2016 safar shaqo ku aaday magaalada Abu Dubai ee xarunta dalka Isutagga Emaaraadka Carabta, safarka Madaxweynaha ayaa yimi kadib markii ay Dawladda Puntland casumaad rasmi ah ka heshay Dawladda Emaaraadka Carabta. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxaa safarkiisa ku weheliyay masuuliyiin ...

Read More »

wasaiirka waxbarashada dowlada puntland oo safaro kormeer ah ku maraya gobolada karkaar iyo bari

dsc00645

wafdi balaaran oo u hogaaminayo wasiirka wasaarada waxbarashada tacliinta sare ee puntland aya safarao kormeer kumaraya deeganada puntland gar ahaan gobolka nugaal karkaar bari wafdigan aya waxa si isku mid ah looga so dhoweyay deeganada shaxda, qardho, xida, sherbi, waaciye, carmo, kob dhexaad, ofayn, isku shuban, Wasiirka iyo agaasimaha guud ee waxbarashada dowlada puntland aya safarkoodu aha balaarinta waxbarashada iyo kormeerida ...

Read More »

WEERAR LAGU QAADAY SAFAARADA MAREYKANKA EE NAIROBI

togasho5-1

ararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ku waramaya in Nin ku hubeysnaa Mindi islamarkaana looga shakisan yahay shabaab in ay toogasho ku dileen Ciidamada ilaalada safaarada Mareykanka ay ku leeyahay Magaalaas, kadib markii uu weeraray askari ilaalo ka ahaa safaaradda. “Safaarada Maraykanka waxa ay xaqiijinaysaa in toogasho ka dhacday meel ku dhow safaarada Maraykanka ee Nairobi, hase ...

Read More »

Soomaaliya Oo Xubin Ka Noqotay Ururka IORA ee Waddamada dhaca Badweynta Hindiya.

wasaaradda-dibada

Warsaxafadeed Ka Soo Baxay  Wasaaradda Arrimaha Dibada ee Soomaliya ayaa lagu sheegay in Wasiirka Arrimaha Dibaddu Cabdisalaam Hadliye cumar  uu saxiixay Cahdiga Ururka Mideeya Waddamada dhaca Badweynta Hindiya ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan (IORA). saxiixa Cahdigaasi  ayaa dhacay intii lagu guda jiray Shirka Golaha Wasiirada Ururkaasi oo ku qabsoomay Jaziiradda Bali ee Dalka Indonesia, heshiiskan waxa uu micnihiisu ...

Read More »

SHIR LOOGA HADLAYAY HABRAACA XOG URURINTA BARAKACAYAASHA BUNTLAND QAYBTA QARDHO AYA LAGU QABTAY AQALKA DOWLADA HOOSE EE DEGMADA QARDHO

14716196_10211482493046374_2445382383584222744_n

Shirkan looga hadlayey habraaca xog ururinta barakacayaasha puntland ayna qayb ka ahyeen hayadaha Drc Iyo Save the children, ayeey wasaarada arimaha gudaha ku qabatay degmada Qardho Kulan kan oo ay goob joog ka hayeen haydaha Save the children iyo Drc oo inta badan wasaarada arimaha gudaha kala shaqeeya ka warqabka qaxootiga iyo barakacayaasha Puntland ayaa lagu qabtay Degmada Qardho. waxana ...

Read More »

LAHAYSTAYAAL AJAANIB AH OO LAGU HAYSTA GOBOLKA MUDUG EE SOMAALIA AYA LASIIDAYAY WAXA NA LAGUSOO DHOWEYAY DALKA KENYA MAGALADA NAYROOPI WAXANA AY U KALA DHASHEEN AJAANIBTAN.Wadamada Indonesia, China, Philippines, Vietnam iyo Taiwan

s4

Bad-maaxiin Ajaaniib ah oo ay haysatay burcad badeed Soomaaliyeed ayaa gaaray caasimadda dalka Kenya ee Nairobi, hal kaas oo ay ku soo dhoweeyeen danjirayaasha waddammadooda u fadhiya Nairobi. Ajaaniibtan la siidaayay ayaa ahaa 26-qof oo ka soo kala jeeda Wadamada Indonesia, China, Philippines, Vietnam iyo Taiwan, waxaana diyaaradi ka qaaday Magaalada Galkacyo, kadib markii burcad badeedii haysatay ay khaqaateen madax ...

Read More »

DOWLADA NORWAYD OO SHARCIGA KALA NOQOTAY SOOMALI BADAN

norway

Dowlada norwayd Sharciga kala noqotay dadbadan Soomaali ah Waxana Lagu in Dib loogu cesho Dalkoodi. Inta la ogyahay ee sharciga aqoonsiga lagala noqday ayaa ka badan 1600 qof oo Soomaali ah, taasi oo wel-wel ku abuurtay Soomaali badan oo ku nool dalkaasi. Dowlada norwayd aya shegatay ay ay tahay sharci dastuuuri in qaxootiga ama dadka soo galootiga ah in sahrciga ...

Read More »

Subaxnadi saakay aya waxa markale dagaal ka qarxay magalada galkacyo ciidamada Puntland iyo kuwa Galmudug halka ay isku horfadhiyaan ee Koonfur Galbeed kaga beegan magaalada .

xero_ikhwaan

xogo rasmi ah an ka helnay magalada galkacyo aya shegay in saakay subaxnimadi mar kale dagaal ka qarxay magalada galkacyo ay isku diriraayan maamulada puntland galmudug. magalada aya waxa ka qaxayay malmihi u danbeeyay shacabka labada doc waxana sii xoogaysanayay dagaalka ka socda  galkacyo. hubka adka u culus aya la isku adeegsanayay waxana laga maqlayay dacalada magalada galkacyo waxana dagaalku ...

Read More »

Madaxweynaha Xasan SHiikh“Dhismaha Federaalka waxaa ka haray Gobolada Waqooyi iyo Maqaamka Muqdisho

somalia-1

October 23 (udugland)— Madaxweynaha xilka haya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in maamulka Hirshabeelle aanu aheyn kii ugu dambeeyay ee la dhiso, isagoo xusay inay dhiman yihiin gobolo kale. Isagoo shalay ka hadlayay Munaasabadii caleema saarka ee Madaxda Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in dhameystirka Federaaleynta ay ka dhiman yihiin maamulo muhiim ah, sida Gobolada Waqooyi ee Somaliland iyo Maqaamka ay ...

Read More »