Monthly Archives: June 2017

MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO SHACABKA KULA TUKADAY SALAADI CIIDA GAROONKA MIRE AWAARE EE GAROWE

IMG_9788-1-740x493

Caasimadda Garoowe, waxaa Salaada lagu  tukadey garoonka kubada cagta Mire Awaare  waxaana ka qaybgalay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, M/xigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey, Gudomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi, Wasiirka arrimaha Gudaha Federaalka Cabdi faarax Juxa, Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Farweyne, Duqa Caasimadda Xasan Goodir, Islaan Ciise Islaan Maxamed, culumad’udiin iyo kumaankun oo shacab ah. Madaxweynaha Puntland ...

Read More »

Wareegii Hore ee Barnamijka Kediska SBC oo La Soo Gaba-Gabeeyay.

18671330_1530983440268927_186693693498028469_n-816x414

Waxaa Si Rasmi Ah Loo Shaaciyay Xaafadaha U soo Baxay Wareega Labaad ee Barnaamij Aqooneedka Kediska Ramadaanka ee Warbaahinta SBC. 12-ka Xaafadood ee Tartanka SBC ka soo baxay Group-kan Waxaana ku calaamadsan Kalarka Jaallaha ah ,Xaafadaha Harayna Dhibcahooda Waa ay ka muuqdaan Isla Shaxda. Ama Waxey U Qormaan Sidan Hoose : Waaberi Dhahar 29 Dhibcood Wadajir Garowe 31 Dhibcood bilcil Dhahar ...

Read More »

WARBIXIN: SACUUDIGA OO KU HANJABAY IN SOOMALIYA LAGA XANIBI DOONO XAJKA

Xajka

Dowladda Sacuudiga ayaa wadamado badan oo Afrikaan oo badi Muslimiin ah ugu caga-jugleeneysa in ay ka xayiri doonto aadista  Xajka oo ay dowladaasi maamusho hadii ay xiriirka u jari waayaan Wadanka Qatar oo khilaaf siyaasadeed uu kala dhaxeeyo, sidaasi waxaa daabacay wargeys kasoo baxa Faransiiska oo lagu magacaabo Le Monde. Wargeyska ayaa lagu yiri sidaan “Boqortooyada Sacuudiga waxay cadaadis badan ...

Read More »

Muqdisho: Wasaarada Amniga oo Awaamiir Ka Soo Saartay Ilaaladda Masuuliyiinta

Wasiirka-amniga

Wareegto ka soo baxday xafiika wasaaradda Amniga gudaha ee xukuumadda Federaalka ayaa lagu amray in muddo afar iyo toban cisho gudahood ay masuuliyiinta dowladda federaalka ku soo diiwaan geliyaan ilaaladooda gaarka ah. Wasiirka amniga dowladda federaalka  wuxuu  ku sheegay  wareegtada in tani ay qeyb ka tahay go’aankii Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Soomaaliya ee ku aadanaa sugitaanka Amniga iyo Xasalinta Amniga caasimadda, ...

Read More »

DAB QABSADAY DHISMO KU YAALA LONDON IYO DAD ISBITAALKA LA DHIGAY

96481293_040046931-1

Dab wayn ayaa qabsaday dhisme 27 dabaq ah oo ku yaalla magaalada London, dad goobjoogeyaal ahna waxay sheegayaan in ay dad ku xanniban yihiin guryahooda. Dhismaha Grenfell Tower ayaa ku yaalla Lancaster West Estate waxaana la sheegay in ilaa 200 oo dab damis ah ay la tacaalayaan xakamaynta dabka. Booliiska ayaa sheegay in la daweeyay tiro dad ah oo ay ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare Kheyre :Soomaaliya iyo Suudaan waa laba dal oo walaalo ah oo wax badan ay ka dhexeeyaan

suudaan1

  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Madaxweynaha Sudan  Cumar Xasan Albashiir, waxana ay ka wada hadleen cilaaqaadka qotada dheer ee ka dhexeeya labada bulsho ee walaalaha ah iyo sidii ay Sudan iyo Soomaaliya u yeelan lahaayeen iskaashi dhinacyo badan leh. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Soomaaliya muddo dheer oo ay colaad ku ...

Read More »

Ugu yaraan 10 qof oo lagu diley dagaal ka dhacay gobolka Hiiraan

dagaaal

Ku dhawaad 10 qof ayaa ku geeriyoodey dagaal beeleed ka dhacay gobolka Hiiraan maalintii Salaasadda gelinkii danbe. Dagaalka ayaa ka dhacay Beenyaaley oo ku dhaw Maxaas gobolka Hiiraan. Dhamaan dadka ku dhintey dagaal ayaa ah labadii dhinac ee dirirtu u dhexeysey., sida laga soo xiganayo guddoomiye ku-xigeenka degmada Maxaas oo waraysi siiyey VOA. Dagaalka ayaa sidoo kale keenay in dad ...

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo Maanta Garoowe Ku Qaabilay Qunsulka Dalka Hindiya Ee Soomaaliya.

IMG_7064

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 02 June 2017 xafiiskiisa kuqaabilay wefti ka socdey safaarada Hindiya ee Soomaaliya oo uu hogaaminayey qunsulka dalka Hindiya ee Soomaaliya Mr Rajesh Swami. Weftigani oo Garoowe soo gaadhay maalinimadii shalay ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Kanooko kusoo dhoweeyey Masuuliyiin ka tirsan golaha wasiirada dawladda Puntland iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada dawladda ...

Read More »

Diyaarad U Rarnayd WPF Oo ku bur burtay Garbahaareey

diyaarad1-640x480-2

Diyaarad nooca Xamuulka ah oo u rarnayd Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada ee WFP ayaa ku burburtay garoonka  diyaaradaha magaalada Garbahaareey ee  xarunta gobolka Gedo. Gudoomiyaha Gobalka Gedo  Maxamed Maxamuud Maxamed ayaa u  xaqiijiyay wakaaladda Wararka ee Sonna  in diyaaradaan ay saarnaayeen labo Qof oo kaliya iyo Raashin Gar gaar ah, isla markaan ay ka bad baadeen labada Qof ...

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo munaasabad affurin ah u sameeyay danjirayaasha islaamka

FB_IMG_1496478467940

Somali News | June 3, 2017 Muqdisho, June 02, 2017 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Yusuf-Garaad Omar Ahmed ayaa munaasabad affur-siin Ramadaan ah u sameeyay Safiirrada wadamada Islaamka, kuwa carbeed iyo qaar ka mid ah dalalka Afrika. Munaasabadan ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mr. Abdulkadir ...

Read More »