Monthly Archives: January 2018

Xuska 44-aad ee Maalinta Saxaafada Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho(Sawiro)

xuska saxaafada soomaaliyeed2

Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa lagu qabtay Xuska munaasabadda sannadguurada 44-aad ee maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed. Munaasabaddaan ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo Ururadda Warbaahinta sidda  Ra’iisul w asaare ku xigeenka Dalka, guddoomiyaha cusub ee gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho, wasiir ku xigeenka Warfaafinta, madaxda NUSOJ, iyo Madaxda ururrada Saxaafadda Madaxa Banaan. Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya ...

Read More »

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan wadatashi ah la yeelatay Ururada Ardayda Soomaaliyeed

DASTUURKA-3

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah la yeelatay Ururada Ardayda Soomaaliyeed, kulanka intii uu socday ayaa looga hadlay doorka ardayda ee Geedi-socodka Dib-u-eegista Dastuurka. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr ayaa kulanka ku soo dhaweeyay ka qayb-galayaasha oo ka kala socday ku dhawaad 50 Jaamacadood oo dalka ka jira, waxa uuna Agaasimaha Guud ...

Read More »

MADAXWEYNAHA DAWLADA PUNTLAND OO KU HANJABAY INAY JAWAAB KA BIXINAYAAN WEERARKII TUKARAQ AY KU QAADEEN MAAMULKA SOMALILAND

madaxweyne Gaas

Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay weerarka ay ciidamada Somaliland ku soo qaadeen deegaanka Tukaraq. Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in Maamulka Somaliland ay weerarkaasi ku soo beegeen xili wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya ay ku sugan yihiin magaalada Garowe, taasi uu ku tilmaamay in carqalad ku tahay geeddi socodka nabadda. Sidoo kale Cabdiweli Maxamad ...

Read More »