Monthly Archives: February 2018

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Puntland oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda FOA

8

Wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo isbedelka Cimilada ee Puntland Dr. Cali Cabdullahi Warsame oo ay weheliyaan wasiir kuxigeenka wasaarada Mudane, Maxamuud Ciise Maxamed “Maareeye” iyo agaasimaha guud ee wasaarada Mudane, Cabdicasiis Nuur Cilmi “Koor” ayaa xarunta dhexe ee Wasaarada Deegaanka kulan la qaatay wafti ballaaran oo uu hogaaminayey madaxa hay’adda FOA ee Soomaaliya Mr, Daniele Donati iyo saraakiil kale oo ka ...

Read More »

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle oo gaaray Magaalada Jowhar

jowhar

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamad Cabdi Waare ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Jowhar ee Xarunta Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle. Madaxaweynaha ayaa todobaadyadii la soo dhaafay booqasho ku joogay magaalada Muqdisho iyo wadanka Jabuuti. Waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada kaga hortagay Madaxweyne ku xigeenka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen,Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka gobolka, kan degmada Jowhar iyo bulshada qeybaheeda kale duwan. Madaxweynaha Hir-Shabeelle ...

Read More »

Magaalada kismaayo oo lala mataaneeyey Magaalada Antalya ee dalka Turkiga

kismayo

Magaalada kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa lala mataaneeyey Magaalada Antalya oo ah Magaalo ku taala wadanka Turkiga, isla markaana la sheegay in meelo badan ay labada Magaalo isaga egyihiin. Mataanaynta Magaalooyinka ayaa timid kadib Markii ay wada Kulmeen Wafdi ka socday Turkiga iyo Madaxweynaha Jubbland. Wafdi ka socday dowladda Turkiga oo socdaal ku joogay Kismaayo ayaa safarkooda soo geba ...

Read More »

Dowlada Holland oo Joojisay Tababaro Ay Siin Jirtay Ciidanka Meleteriga Soomalia

Tababar-EU-SNA-740x493

Wasaarada Difaaca ee dalka Holland ayaa sheegtay inay joojineyso mashruucii tababarada khaaska ah oo ay siin jireen saraakiisha ciidamada dowlada Federaalka Soomaaliya. Mashruucan oo qeyb ka ahaa mashaariicda Midowga Yurub ku taageero militariga Soomaaliya oo loo yaqaan [EU Training Mission in Somalia (EUTM-S)] ayaa waxaa waday 15 sarkaal oo ka tirsan ciidamada Holland oo ku sugnaa magaalada Muqdisho. Sida ay ...

Read More »