ciyaaraha

Mourinho Iyo Guardiola Oo Ku Dagaalamaya Xidig Ka Ciyaara Horyaalka Talyaaniga Iyo Agaasimaha Kooxda Uu Xidigani Ka Tirsan Yahay Oo Xaalada Ka Walwalsan.

jose

Loolanka adag ee ka dhexeeya kooxaha ree Manchester ee United-ka iyo City ku guuleysiga horyaalka Premier League-ga  ee xili ciyaareedkan ayaa u muuqda mid markale lagu arki doono meel ka baxsan garoomada, kadib markii shaaca laga qaaday in la filayo in loolan xoogan uu ku dhax mari doono suuqa furmi doono bisha January saxiixa ciyaartoy ay labada kooxoodba doonayaan. Agaasimaha ...

Read More »

Shaxda Rasmiga Ah Ciyaarta Getafe vs Real Madrid – Benzema Oo Kusoo Bilowday Xilli Isco & Modric Kursiga Kaydka Fadhiyaan

getafe-real

Tababaraha kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa isbadal weyn ku sameeyay shaxdiisa, isagoo keydka geliyey dhigo Isco Alcaron iyo Luka Modric madama uu diyaargarow xoogan ugu jiro kulanka ay la ciyaari doonaan Tottenham Hotspur. Acraf Hakimi ayaa kusoo bilowday ciyaartaan iyadoo Theo Hernandez uu fadhiyo kursiga keydka isagoo kasoo kacay dhaawac dhanka garabka ah, balse arinta xiisaha leh ayaa ah ...

Read More »

Maryan Nuux Muuse way dadaashay laakiin kaalinta ugu dambeysa ayay gashay

somalia-Olympics1

    UDUGLAND.COM-(13 August) Maryan Nuux Muuse oo Soomaaliya u mataleysa sanadkan 2016 tartanka Olympicada adduunka ee ka soconaya dalka Brazil ayaa maanta oroday. Gabadha Soomaaliyeed ayaa ku tartameysay orodka 400-mitir waxayna gashay kaalinta ugu dambeysa iyadoo ka hartay tartanka. Waxaa wareega xiga u gudbay Salwa oo ka socotay dalka Bahrain, Libania oo Talyaani ka socotay iyo Floria oo mataleysay ...

Read More »

Tartanka cayaaraha marathonka oo dhalinyarada magaalada qardho loo qabtay (sawiro

y-3-740x416

UDUGLAND.COM- Tartanka cayaaraha marathonka ah ayaa 5tii Bushan August  galabnimadii jimcaha  loo qabtay dhalinyarada magaalada qardho ee xarunta gobolka karkaar.   Tartanka waxaa soo qaban qaabiyay maamulka degmada, kan gobolka iyo xiriirka kubada kolayga ee puntland oo kaashanaya dhalinta. Tartanka ayaa la ordayay 3km, Dhalinyarada iyagu tartamayay ayaa  orodka kasoo bilaabay kantaroolka qardho oo Dhanka koonfureed ka xiga  magaalada Waxaa  ...

Read More »