Uncategorized

Madaxweynaha Turkiga oo deg deg u amray in diyaarad caafimaad loo diro Muqdisho

baabur-768x432

October 15 — Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa amar ku bixiyay in diyaarad caafimaad loo diro magaalada Muqdisho, si ay dadka aan dhaawacyadooda waxba looga qaban karin loogu qaado. Diyaaradan oo ku qalabeysan qalab caafimaad, isla markaana ay saaran yihiin baabuurta gurmadka deg dega ayaa Muqdisho ku soo wajahan. Warbaahinta Turkiga ayaa sheegaya in Turkiga uu balanqaaday inuu gacan ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Khadka Telfoonka kula hadlay Madaxweynaha dalka Masar

sisiwithfarmaajo

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa khadka telfoonka kula xidhiidhay Dhigiisa dalka Masar C/fataax Al-Sisi, waxa ayna labada masuul kawada hadleen dhowr arimood oo ay kamid aheyd xoojinta xariirka labada dal. Madaxweyne Farmaajo ayaa uga warbixiyay Madaxweynaha Masar xaalada Soomaaliya iyo horumarada ay dawladu ku talaabsatay, waxa uuna uga mahad celiyay Dowlada Masar taageerada ay siiso dowlada iyo shacabka Soomaaliyeed. ...

Read More »

MUWAADIN SOOMALIYEED OO DHAGAX LAGU DILAY KOONFUR AFRIKA

download

Kooxo Burcad koonfur Afrikaan ah ayaa saacado kahor waxa ay bartamaha magaalada Port Elizabeth Ee Dalka Koonfur Afrika ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed. Marxuumka ayaa magaciisa la sheegay ”Mubashar Axmed Raabi”’ waxaana dilkiisa ka dambeeyay burcad koonfur afrikaan ah oo la sheegay in ay dhagax nafta kaga qaadeen islamarkaana ay goobta ka baxsadeen markuu falka dhacay. Ciidamada amaanka Magaalada Port Elizabeth ee ...

Read More »

WAXGARADKA BEESHA UGAAR SALEEBAAN OO KULAN KU YEESHAY MAGAALADA BOSASO SHEEGAYNA IN XUBINTOODII BARMALAANKA LA SIYAASADEEYAY

Shir ay isugu yimaadeen Waxgaradka Beesha Muuse Saleebaan oo ka dhacay magaalda Boosaaso, ayay ku sheegen inaysan sinaba u aqbalayn in dib loso celiyo Xubinta Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya u matalaysa, taasi oo Doorashadeedu ay ka dhacday magaalada Garowe ee Caasimada Puntland. Waxgaradka ayaa sheegay inay kaso horjeedaan in dib loso celiyo xubinta ay doorteen, waxay sheegen in Doorashadu ...

Read More »

Guddiga Doorashada Puntland oo ka Horyimid Go’aankii Lagu Baabiiyey Doorashada 11 Xildhibaan

5i2a9021

Guddiga doorashada dadban ee heer puntland  ayaa ku tilmaamay mid lagu deg degay go’aankii Guddiga Madax Banaan ee Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka uu ku laalay doorashada labo xubnood oo  ka mid ah 37 xubnood ee  lagu  doortay magaaladda Garoowe, Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaaliya. Guddoomiyaha guddiga doorashada Nabadoon Khaliif Aw-cali oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inuu hubo in boqolkiiba boqol ...

Read More »

Madaxweynaha Gaas oo Kulan Deg Deg Ah laqaatay Guddiga Abaaraha Dawllada Puntland

gaas3

Madaxweynaha Puntland Dr. CabdiweIi Maxamed Cali Gaas ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah gudiga abaaraha ee goloyaasha Dawllada Puntland maalinti shalay ahayd. Kulankan uu Madaxweynuhu laqaatay gidiga abaaraha ayaa waxaa ku wehelinayey Madaxweyne ku xigeenka Dawllada Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi. Madaxweynaha Puntland ayaa kala hadlay gudiga sida abaarta ...

Read More »

Haweenka Gobolka karkaar ayaa soo dhaweyay Xabad Joojinta Madaxweynaha dowladda Puntland Ee Galkacyo

qardho2

Kulankan ka dhacay Xarunta Wasaarada Haweenka Ee Gobolka karkaar ayaa ahaa mid Madaxda Haweenka Gobolka karkaar ay ku taageereen Go’aankii Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas kaaso ahaa in La sameyo xabad joojin Galkacyana ay noqoto meel sinabada lagu wada daganaado Isuduwaha wasaarada haweenka Gobolka karkaar Sahra siciid jaqanaf ayaa tilmaantay  wiilsha somaliyed inay yihiin geed  damal ah xiligi ...

Read More »

MADAXWAYNE XASAN SHIIKH OO SI KULUL UGA HADLAY DAGAALKI GALKACYO

download

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dagaalada ka soconayo Magaalada Gaalkacyo ee u dhaxeeyo Ciidamada Puntland iyo kuwa Galmudug. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dagaaladaasi ay dowlada Soomaaliya si aad ah ay uga xuntahay islamarkaasina ay ku baaqeeyso in Dagaaladaasi si deg deg ah loo joojiyo. madaxwaynaha aya xusay in dagaaladasi aysan waxba ku lahayn kaisla markaas ...

Read More »

WASIIRKA WAXBARASHADA DOWLADA PUNTLAND AYA GARAY MAGALADA KALA BAYR EE GOBOLKA BARI

img_1240

WASIIRKA WAXBARASHADA IYO TACLIINTA SARE IYO WAFDI UU HOGAAMINAYO oo kormer ku marayay deganada gobolka bari aya so garay magalada  kalabayr ee gobolka bari waxana kulamo la qaaten maamulka magalada odayaal waxgarad dhalinyaro mamulka iskoolka iyo macakiniin. wasiirka aya rer kalabayr ku amanay schoolka qaybo ka mid ah ay ku darsadeen waxana uu balan qaaday in uu wixi ka dhiman filindoooona. ...

Read More »

wasaiirka waxbarashada dowlada puntland oo safaro kormeer ah ku maraya gobolada karkaar iyo bari

dsc00645

wafdi balaaran oo u hogaaminayo wasiirka wasaarada waxbarashada tacliinta sare ee puntland aya safarao kormeer kumaraya deeganada puntland gar ahaan gobolka nugaal karkaar bari wafdigan aya waxa si isku mid ah looga so dhoweyay deeganada shaxda, qardho, xida, sherbi, waaciye, carmo, kob dhexaad, ofayn, isku shuban, Wasiirka iyo agaasimaha guud ee waxbarashada dowlada puntland aya safarkoodu aha balaarinta waxbarashada iyo kormeerida ...

Read More »