Video

Faahfaahin: Weerarkii ugu xumaa muddo dheer oo Muqdisho ka dhacay -VIDIO

QARAXII

Maantey oo Sabti ah saacaddu mArkey ahayd 3:40 daqiiqo xiliga Muqdisho waxaa weerar ismiidaamin ah lala beegsadey Hotel Safaari ee magaalada Muqdisho, Hotelka ayaa ku dhawaa isgoyska Zope. Wadada qaraxu ka dhacay ayaa ahayd midda ugu mashuuqlka iyo saxmadda badan Muqdisho. Gaari nooca xamuulka ah ayaa laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, waxaana si ba’an loogu raray masaamiirta iyo biraha shubka ...

Read More »

Raashin Waqtigiisa Dhaafay aya LAgu SO Ban Dhigay Dekeda Bosaas0-Video

dekad-6

Xafiiska tayo dhowrka ee baarista badecadaha soo gala deegaanada Puntland ee dekadda ayaa soo bandhigtay raashin waqtigoodii dhaafay oo loogu tala galay in ay cunaan xoolaha waxaana badeecadan ay u soo degtay mid ka mid ah Shirkadaha waaweyn ee Ka howl gala Puntland. Raashinkan waqtigoodu dhaafay ayaa dhacsanaa mudo ku dhow 8 bilood waxaa sidoo kale baritaan Lagu sameeyay lagu ...

Read More »

Maamulka Gobolka Karkaar oo Ka Hadlay Roobab Ka Da,ay karkaar

img_6890

Gudoomiyaha Gobolka karkaar Abdulqaadir Siciid Carshe Aya Hadlay Robab ka Da,ay Qaybo KA mid Ah Gobolka Karkaar Wuxuna Xusay Gudoomiyuhu in uu Gaystay  Khasaaro Nafeed iyo mid Maal Sidoo Kale Gudoomiyaha  Sheegay In Dadka Xeebaha ku dhow ka Daxadaraan Robabkuna ay wata Dabaylo  isla Markaasna Loobahan Yahay Daxadar Dheeraad ah DAAWO MUUQAAL maxamuud yusuf caamir udugland.com

Read More »

GUDOOMIYAHA GOBOLKA KARKAAR AYA KA WARAMAY XAALADA AMINGA IYO ABAARTA EE GOBOLKA

15541890_10212057629544427_2246500379725409819_n

Gudoomiyaha Gobolka Karkaar abdulqaadir Sicid carshe Dhaqaaje Aya ka Waramay Xaaladaha Abaarta iyo Amniga Gudoomiyaha Aya Shegay in Xaalada Amniga  Gobolka ay Tahay Mid Wanag San Balse AY Jirto Abaro Baahsan OO U Baahan Waxqabad Inta Kasii Balaaran Gudoomiyaha Aya Xusay in Gudiga Abaaraha ee Puntland  Horay Uso Gaarsiin Gurmad Isla Markaas Ay ka Dhamaaden Dadki Wixi Loo Qaybiyay Gudoomiyaha ...

Read More »

DAAWO SHIR JARAA’ID MADAXWEYNAHA PUNTLAND UGA HADLAYO XAALADA ABAARTA

hh

  Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaad EE ka Jirtay Puntland  Madaxwaynaha Aya la Hadlayay Warbaahinta Caalamka iyo Tan Gudaha Waxana uu Sheagay In Xaaladu Hada Marayso Meel  Adag isla Markaasna loo bahan yahay IN la Xoojiyo Waxka Qabadka XAlada Abaareed. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Dawladdu ay hore ugu deeqday Hal Milyan oo doollar ( 1 Million ...

Read More »