Wararka

Qardho oo si weyn loogu Soo Dhaweyay Gen.Maxamed Siciid Xirsi Moorgan

IMG_9539

Masuulyin ka Tirsan Dowladda Puntland Maamulka Gobolka kan Degmada Qardho waxgarad Oday dhaqameed iyo Bulshada ku Nool Magaalada Qardho Ayaa Si weyn uga Qayb Qaatay Soo Dhaweynta Magaalada Qardho loogu Sameyay Gen.Maxamed Siciid Xirsi Moorgan . Shacabka ayaa ku soo dhaweyay Degaanka San barwaaqo kaaso Magaalada Qardho ka xiga dhanka bariga qiyaas ahaana u jira 15km intaasi Gadiid fara badan ...

Read More »

XAFLAD SAGOOTIN AH OO LOO QABTAY ARDAYDA FASALKA 8AAD EE DUGSIGA AXMED GANEY RAKO RAAXO

axmed ganey 2

Munaasabada lagu sagootinayay Ardayda fasalka 8aad ee dugsiga Axmed Ganey, Rako ayaa waxaa Kasoo qayb galay maamulka Degmada, Gudoonka waxbarashada heer degmo, Gudiga waalidiinta, Maamulka, Macalimiinta, Ardayda iyo Marti sharaf kale. Xafladan ayaa waxaa ugu horayn  daahfuray Maamulaha dugsiga Axmed Ganey Faarax Cumar Faarax, waxaana uu faahfaahin ka bixiyey ujeedada xaflada, isagoo sidoo kale si diiran ugu soo dhoweeyey marti ...

Read More »

Hay’adda ISDP Oo Ka Hadashay Waxqabadkeeda-Sawiro

aaaaaaaaaaaa

Hay’adda ISDP oo ka howl gasha magaalada Bosaso ayaa ah hay’ad bixisa adeeg caafimaad oo ay ka faa’ideystaan barakacayaahsa iyuo danyarta magaalada. Hay’adda ayaa waxa ay dawaayinka siisaa xarumaha hooyada iyo dhallaanka ee magalaada. Farxiyo Cabdiwahaab Maxamad oo ah madaxa xarunta ayaa sheegtay in la asaasay sanadkii 2010-ka loona asaasay baahiyo badan oo ka jirtay magaalada. Muhiimadda ugu weyn ee ...

Read More »

Warbaahinta Dowladda oo laga mamnuucay in laga baahiyo Wararka la xiriira Gudoomiye Jawaari

raiiii

Warbaahinta Dowladda Somalia ayaa laga joojiyay inay baahiyaan Wararka Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya marka laga reebo guddoomiye ku xigeenka koowaad C/weli Sheekh Ibraahim Muudeey, sida ay sheegayaan warar xog-ogaal ah. Telefishanka SNTV, Radio Muqdisho iyo wakaaladaha Wararka SONNA oo ay wehliyaan baraha ay Internet-ka ku leeyihiin ayaa lagu wargeliyay inaysan baahin karin wararka  guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia iyo guddoonka kale ee la ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay Danjiraha Muritaaniya

safir-1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaal ah ee  Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Jamhuuriyadda Muritaaniya ee loo soo Magacabay Soomaaliya Mudane Wadaadi Walad Sayid. Danjire Wadaadi ayaa Madaxweyne Farmaajo u gudbiyay Salaan uu uga siday Madaxweynaha Dalka Muritaaniya Mudane Maxamed Walad Cabdul Casiis, isaga oo intaa ku daray in Dowladda Murataaniya uu ahmiyad gaar ah u leeyahay ...

Read More »

Wasiir Axmed Cawad oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda Afrika ee ka dhacay Rwanda

awa4

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa Magaalada Kigali ee caasimadda Rwanda uga qeyb galay Kulanka gaarka ah ee 18,aad ee Golaha Fulinta Ururka Midowga Afrika oo lagaga arrinsanayay Aagga ganacsiga xorta ah ee Qaaradda Afrika “African Continental Free Trade Area” si loo unko hal suuq oo Afrika ay leedahay. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga ...

Read More »

Doon ganacsi oo ku gubanaysa dekadda magaalada Bosaso-Sawiro

doon

BOSASO-(Udugland) Doon ganacsi ayaa ku gubanaysa meel aan sidaa uga fogeyn halka ay ku soo xirtaan Doonyaha iyo maraakiibta ganacsi ee dekedda weyn ee magaalada Bosaso. Doonta ayaa la sheegayaa in ay u rarnayd ganacsato reer Puntland ah, waxaana saaran shixnado ganacsi. Waxaa hadda soconaya dadaallo  loogu gurmanayo doonta dabka qabsaday, iyadoo aan la ogeyn sababta keentay in uu dab ...

Read More »

Mooshinkii Laga Keenay Jawaari Oo Sabab La Yaableh U Burburay

Wararka laga helayo Xarunta barlamaanka soomaaliya ee Villa Hargeysa ayaa sheegaya inuu burburay Mooshinkii laga keenay guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari kadib markii la sheegay in tiradii loo baahna tiro ka yar ay soo gudbiyeen mooshinka. Guddiga joogtadda ah ee Golaha Shacabka barlamaanka Soomaaliya ayaa isku raacay in uusan sharci ahayn mooshinka laga keenay guddoomiye Jawaari. Inkastoo Guddiga ...

Read More »

7 go’aan oo geesinimo ah oo uu qaatay Juxa intii uu ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshiisinta

juxa

Qof walba, mawqof iyo maalin ayuu magac ku yeeshaa ama ku magic dilmaa. Magac iyo musiibo maalin bay baxaan. Si kale; Reer dameero­qashe ninbaa magaca u soo jiiday. Magacbuxu wuxuu noqdaa sife qurxan, oo ka turjumaya garaad sarrayn, indheergaradnimo, aqoon mug leh, ogaal badan, xeerin xukun, xaalin xigmadaysan iyo waxyaabaha kale oo nolosha ku xeeran.Si ka duwan magacbuxu wuxuu noqdaa ...

Read More »