Maryan Nuux Muuse way dadaashay laakiin kaalinta ugu dambeysa ayay gashay

 

 

UDUGLAND.COM-(13 August) Maryan Nuux Muuse oo Soomaaliya u mataleysa sanadkan 2016 tartanka Olympicada adduunka ee ka soconaya dalka Brazil ayaa maanta oroday.

Gabadha Soomaaliyeed ayaa ku tartameysay orodka 400-mitir waxayna gashay kaalinta ugu dambeysa iyadoo ka hartay tartanka.

Waxaa wareega xiga u gudbay Salwa oo ka socotay dalka Bahrain, Libania oo Talyaani ka socotay iyo Floria oo mataleysay dalka Faransiiska.

13903376_1165839393459226_7116554712314164776_n

Maryan Nuux Muuse waxey la tartamaysay hablaha lagu kala magacaabo:

1.Salwa Eid Naser (Bahrein)

2.Libania Grenot (Italy)

3.Floria Guei (France)

4.Cátia Azevedo (Portugal)

5.Mariam Kormah (Liberia)

6.Nguyễn Thị Huyen (Vietnam)

7.Irini Vasiliou (Greece)

halka kaalinta sideedna ay gashay maryan nuux muuse.

 

Haddaba, waxaan dhowreynaa iminka Maxamed Da’uud oo isna calankeena Soomaaliya ku matali doona dalka Brazil oo ordi doona 17-bisha

maryba 13895207_1165839290125903_4702717638874763863_n 13903376_1165839393459226_7116554712314164776_n somalia-Olympics1

Share Button

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*